Wakiilka gaarka ah ee Urur Goboleedka IGAD \nee Soomaaliya Danjire Maxamed Cabdi Afeey oo\n shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa kaga hadlay \ndhowr arrimood oo ay ugu horeyso mahadcelin \nuu u jeediyay shacabka iyo dowladda Federaalka \nah ee Soomaaliya marti gelinta shirkii Wasiirada \nArrimaha Dibadda ee Urur Goboleedka IGAD oo \nshalay lagu soo gabo gabeeyay Muqdisho.\n....................................................\nJoin Us on Facebook @ https://www.facebook.com/ABDIASKARITUBE\nFollow us on twitter @ https://twitter.com/ABDIASKARITUBE\nEmail: abdiaskaritube@gmail.com\n…………………………………………………\nSubscribe to our channels to keep up to date with\nAll the latest news and updates