תאריך: 29/07/2014 14:59   - על ידי: bambaso   - 325 צפיות   - קטגוריה: שונים
shir jaiaard oo uu maanta degmada dolow ku qabtay gudoomiyaha degmada dolow aadan bare cali ayuu faahfahin kaga bixiyey kulan qaybaha bulshada uu la qaatay oo lagu dhisayey gudigacan u fidiya bulshada ay baartu hayso ee gobolka gedo ku dhaqan