MADAXWAYNE KU XIGEENKA PUNTLAND AYAA SHEEGAY IN PUNTLAND SI DEGDEG AH U SOO
Tanggal: 15/06/2014 19:04   - Oleh: bambaso   - 439 Tampilan   - Kategori: Berbagai
MADAXWAYNE KU XIGEENKA PUNTLAND C/XAKIIN C/LAAHI CUMAR CAMAY AYAA SHEEGAY IN PUNTLAND SI DEGDEG AH U SOO CESHAN DOONTO GOBOLADA KA MAQAN ISAGOO KA JAWAABAYEY HADAL SHALAY KA SOO BAXAY DALALKA MARAYKANKA INGIRIISKA IYO MIDOWGA YURUB OO LAGU SHEEGAY IN GOBOLADA SOOL IYO SANAG AY YIHIIN DHUL LAGU MURAN SANAYAHAY