Xisbiga Wadani Oo Khiyaamo Qaran Ku Tilmaamay Heshiiska Ay Wada Galeen s/la
Datum: 10/07/2013 19:59   - Genom: bambaso   - 546 Visningar   - Kategori: Olika
Xisbiga Mucaaradka ah Ee WADANI Oo Khiyaamo Qaran Ku Tilmaamay Xafiiska Duulimaadyada Somaliland Iyo Soomaaliya Ee Laga Furayo Hargeysa Kana Soo Hor Jeestay Heshiiskii Somaliland Somalia Wada Gaadheen