VOSOMWO kulan ku qabtey Gabiley Ururka ku hadla codka haweenka beelaha la h
تاریخ: 07/04/2013 19:05   - کی طرف سے: bambaso   - 466 مناظر   - زمرہ: مختلف
VOSOMWO .Ururka Codka Haweenka Beelaha la Hayb sooco oo kulan ku qabtey Gabiley Ururka ku hadla codka haweenka beelaha la hayb sooco ee loo yaqaan VOSOMWO ayaa aqoon is weydaarsi ku saabsanaa sidii beelaha la hayb soocaa uga qayb gali lahaayeen hogaaminta siyaasadeed ee dalka ku qabtay Hotel Haji Askar ee magaalada Gabilay.