Qudbadihii Madaxda Awdal State ka Jeediyeen Xafaladii Sabootinta Madaxweyna
תאריך: 08/10/2012 22:56   - על ידי: bambaso   - 125 צפיות   - קטגוריה: שונים
Madaxda Awdal State of Somalia ee hadda ku sugan dalka Uk iyo guud ahaan jaaliyada reer Awdal state ee dalka ingiriiska ayaa si weyn u soo dhaweeyay madaxweynaha Xafladasi oo iskugu Jirtey Sabootin soo dhaweyn sidoo kale waxa la iska xog wareystay xaalada uu dalku maraayo iyo dhulboobka beesha SNM ay ka wadaan gobolada Awdal state