|
|
|
|
Djibouti Vacances-Holiday au District d'Ali-Sabieh |
|
日付: 26/09/2012 19:53   - によって: bambadj   - 184 ビュー   - カテゴリ: さまざまな
Masha'Allah ! Caska amba Calisabiix waa gobol koonfur kaga yaala dalka Jabuuti ee Gobonimada ka qaatay guumaystaha faranciiska sanadka 1977 . Waxa kuu muuqda muujisyada dhalinta Jabuuti oo dalxiis nasasho u tagtay gobolka Caska 2007dii waa dhul xagaabax ku fiican oo cimilo iyo naacaw qaboob Ilaahay ku manaystay
|
|
コメント... |
|
関連動画... |
|
|
|
|
|
|
|